Soo dhaweyn diiran oo lagu sameeyey Minneapolis
Murashaxa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Minneapolis, taasoo furitaan u ahayd kulamo uu la yeeshay jaaliyadda Minnesota.

Musharax Madaxweyne Cabdikareen Xassan Jaamac ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Mnpls, halkaas oo uu kulamo badan oo kala duwan kula qaadan doono Jaaliyadda Soomaaliyeed.
Soo dhaweyntu waxay furitaan u ahayd barnaamijkii xisbiga ee gobolka Minnesota, kaas oo lagu sii waday casho-sharafyo iyo kulamo lala yeeshay waxgarad ku sugan Minneapolis iyo St. Paul.
Taageerayaasha doonaya inay ka qaybqaataan ololaha waxay mutadawac ku noqon karaan ama xubinnimo ku codsan karaan bogga Ka Qaybqaado ee goobtan.
Warbixintan waxaa lagu saleeyay qoraalkii boggeenna Facebook ee 30 Luulyo 2026. Eeg qoraalka asalka ah.
Warar kale
Wararka XisbigaCabdulkariim Xasan Jaamac oo xaqiijiyay musharraxnimadiisa 2026
Hoggaamiyaha Ogaal wuxuu u tartamayaa doorashada Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ee 2026.
Wararka XisbigaDiiwaangelinta xubinnimada oo laga furay dalka oo dhan
Muwaadin kasta oo Soomaaliyeed oo la wadaaga aragtideenna wuxuu hadda isu diiwaangelin karaa xubin.
Wararka XisbigaSt. Paul: casho sharaf iyo kala warqaadasho waxgarad Soomaaliyeed
Safarkiisa Minnesota, murashax madaxweyne Cabdulkariim Xasan Jaamac ayaa St. Paul kula kulmay waxgarad Soomaaliyeed casho-sharaf iyo wadahadal furan.
